Putin oo dalal waaweyn shir isugu yeeray si uu Reer-galbeedka u tuso “inaysan waxba ka qaadi karin”
Bal malee waxaad tahay Vladimir Putin. Reer-galbeedka ayaa kuu aqoonsaday mid la go’doomiyay sabab la xiriirta inaad duullaan ku qaadday Ukraine. Cunaqabateyno ayaa la…