Golaha Wasiirrada Oo Caawa Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Canshuuraha Iyo Dakhliga Dalka
Muqdisho, Arbaco, 21 Agoosto 2024:- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa…