“Ismaaciil Haniyeh marka uu arkay calanka Soomaaliya wuu noo yimid oo sujuudda naga dhunkaday”
Hoggaamiyihii ugu sarreyay Xamaas Ismaaciil Haniyeh ayaa shalay lagu dilay dalka Iiraan, sida ay kooxdu sheegtay. Bayaan ay soo saartay Xamaas waxay ku sheegtay…