DOHA — Magaalada Dooxa ee dalka Qatar waxaa ka socda shir soconaya saddex maalmood oo ay leeyihiin qurbajoogta Soomaalida.
Shirkan waxaa ka hadlay madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo dalka martida loo yahay ee Qadar.
Ujeeddada shirkan ayaa Cabdixakiin Maxamuud Shirwac uu ka waraystay Ibraahim Guure Maxamed oo ah Agaasimaha Waaxda Jaaliyadaha iyo Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo shrikaasna ka qaybgalaya.
__________________________________________________________________
Xigasho: VOA
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________