Baarlamaanka JF oo wada ka doodista iyo waxkabedelka Dastuurka Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | MUQDISHO – Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan ku…Read more »
Wasiir Fardowso Cigaal “Waxaan qaadnay Talaabadii koowaad ee lagu ilaalinaayey badqabka duulimaadyada isticmaala hawada dalkeena” Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka, Fardowso Cigaal oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixisay badqabka duulimaadyada isticmaalka hawada…Read more »
Somalia authorities are investigating a near collision between an Ethiopian A350 and a Qatar Airways 787 Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | Somalian Civil Aviation and Airports Authority is investigating a near collision between an Ethiopian A350 and a Qatar Airways 787 while flying over the…Read more »
Ciidamo daacad u ah milateriga Sudan oo is-hortaagay gargaar loo waday Darfur Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | Mas’uuliyiinta daacadda u ah milatariga Sudan ayaa is-hortaagay gargaar ku socday gobolka Darfur, tallaabadaas oo ay aad uga qayliyeen hay’adaha gargaarka iyo dawladda Mareykankuba.…Read more »
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | MUQDISHO, 26 Feebraayo 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee…Read more »
Qatar, Somalia to enhance cooperation in legal fields Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | Doha, Qatar: Qatar and Somalia have signed a memorandum of understanding (MoU) for cooperation in the legal fields. The MOU was singed by Minister…Read more »
Dhagaysiga labaad ee Kiiska loo haysto Sayid Cali oo ka socda Maxkamadda Gobolka Banaadir. Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | Maxkamadda Gobolka Banaadir waxaa markii labaad lagu dhagaysanayaa kiiska loo haysto Sayid Cali Macallin Daauud oo ku eedeysan in uu gubay Luul Cabdicasiis Maxamed…Read more »
Banadir Regional Court continues hearing of brutal murder case,all eyes remain focused on the Court as it seeks to deliver justice Posted on February 26, 2024 by QOL Editor | The Banadir Regional Court today resumes hearing for the second time the sensitive case of Sayid Ali Maallin Daoud who was accused of burning…Read more »