Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | Muqdisho — Kulanka 12-Aad ee wadajirka oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe,waxa…Read more »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | Kismaayo — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha D.…Read more »
Gabar ku shaqaysata xirfadda dallaalnimada markii ay shaqo ku waysay aqoonteeda Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | Sacdiyo Xasan Maxamed oo 24 jir ah waxay nolosha qoyskeeda ka maareysa shaqo dallaalnimo oo ay ku dhiiratay, markii ay shaqo ku wayday cilmigii…Read more »
Mothers’ agony as refugee youth exit Dadaab on migration routes Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | Somali refugee, Halimo Yusuf Shire, is sick with worry about her 24-year-old son, Yasin, whom she last saw on a video undergoing brutal beatings…Read more »
Hay’adda duulista Soomaaliyeed: Waxba iskama beddelin maamulka hawada Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | MUQDISHO — Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in aanay waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, sida lagu sheegay war qoraal ah…Read more »
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayo maaraynta gargaarka Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | Muqdisho — Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Md. Saalax Cabdi Jaamac ahna ku simaha Ra’iisulwasraaha XFS ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku…Read more »
Qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland oo ka horyimid is-afgaradka Itoobiya Posted on February 14, 2024 by QOL Editor | HARGEYSA — Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore magaa lada Addis Ababa ku gaareen…Read more »