GAROOWE — Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay gogol wadahadal ee lagu lafa guri doono arrimaha Soomaaliya, taasi oo Puntland dhigtay laakiin ay dowladda federaalka hogaamin doonto.
Tallaabadan ayaa waxaa u riyaaqay qaar kamid ah aqonyahanada iyo siyaasiyiinta oo ku sugan magaalada Garoowe kuwaas oo soo dhaweeyey shirka.
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo Garoowe kula kulantay ayay u warrameen iyagoo muujinaya sida ay u arkaan.
.
.
Xigasho: VOA
.
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________