MUQDISHO — Cayaaraha maamul goboleedyada ee shalay ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la aaminsanyahay in ay abuureen is-dhexgal bulsho iyo in dad badan oo ku mashquulsanaa siyaasadda ay kasii jeediyeen.
Dhallinyarada qaar ayaa qaba in loo baahanyahay in kor loo qaado cayaaraha maadaama ay soo jiiteen dareenka bulshada, amni ahaanna ay aragti fiican ka bixinayaan Soomaaliya.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warkaan kasoo diray Muqdisho.
.
.
Xigasho: VOA
.
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________