Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tego gobollada Kahramanmaras iyo Hatay, sida uu shaaciyay xafiiska madaxweynaha.
Erdogan wuxuu sidoo kale maanta booqan doonaa gobolka Pazarcik, oo ah halkii xuddunta aheyd dhulgariirka.
Wuxuu xaalad deg dega ah oo muddo saddex bilood ah uga dhawaaqay 10 gobol ee uu sida baโan u saameeyay dhulgariirka.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________