Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada Mareykanka iyo Shiinaha u dhaxeysa. Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: February 4, 2023 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay u dhaqmayo si mas’uuliyad darro ah, wuxuuna baajiyay safar uu…Read more »
Dowladda federaalka oo goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay horjooge Xasan Cadde oo ahaa horjoogihii kooxda Al-Shabaab ee deegaanka Janaa-Cabdale Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: February 4, 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay horjooge Xasan Cadde oo ahaa horjoogihii kooxda Al-Shabaab ee…Read more »
Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Eedeymo la xiriiray isku day kufsi iyo weerar ayaa laga dhaafay ciyaaryahanka u ciyaara Manchester United ee Mason Green wood.…Read more »
Cali Cabdi Wardheere oo dadaallada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee xalka loogu raadinayo arrimaha ka taagan Koonfur Galbeed amaan u jeediyay Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo qoraal soo…Read more »
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo sheegtay in loo beegsanayo islaanimo Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Xisbiga Jamhuuriga ayaa xildhibaan Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Koongareeska, taasoo muujineysa xiisadda ka dhex…Read more »
Ronaldo oo dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee horyaalka Sacaadiga Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Cristiano Ronaldo ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Al Nassr kadib markii uu rigoore ka dhaliyay kooxda Al…Read more »
Shiinaha oo ka hadlay buufinta looga shakiyay inay basaas aheyd ee lagu arkay hawada Mareykanka Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Shiinaha ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo ka dib markii Mareykanka uu sheegay in hawadiisa uu ku arkay buufin…Read more »
Abiye Axmed oo talaabadii ugu horeysay qaaday tan iyo heshiiskii uu la galay Tigreega Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay la kulmay madaxda Tigrayga tan iyo markii labada dhinac ay heshiis…Read more »
Mareykanka oo sheegay war farxad u ah ciidamada Ukraine. Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Xukuumadda Washington ayaa sheegtay in gantaallada cusub ee riddada dheer ee la hago ay siinayso xukuumadda Kyiv. Gantaaladan ay…Read more »
Kenya oo dib u fureysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya 10 sano kadib Posted on February 4, 2023 by QOL Contributor | Sabti: Febraayo 2023 Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya la wadaagto, taasoo qayb ka ah…Read more »