Xildhibaan mashruuc oo kamid ah xildhibaanada DFS, kana qaybgalyey munaasabada Madxweynaha Muda Xileedkiisa Dhamaaday ee laftagareen ayaa ku sheegay midoowga musharaxiinta KG in ay yihiin rag ashabaab xiriir leh isaga oo dhaliil ugu dhigay ladagalanka argagixasadda al shabaab, iyada uu iska indhatirayo baaqii ay soo saareen midowga musharxiinta todobaadyadii la soo dhaafay ee kujiray la dhagaalanka argagaxisadda al shabaab.
Sidoo kale waxa uu ayidday muda kordhinta madxweynaha muda xileedkiisa dhamaaday, xildhibaanadan ayaa hore loogu soo saaray xulashada madxweynah mudadiisu dhamaatay ka qaybgalay munaasabada ayaa dhamaantood ugafay siyaaiinta iyo Musharxiinta Madxweynaha KG.
Arintaan ayaa imaneysa iyaduu caawa u dabaal dagayo madxweynaha Mudadiisu dhamaatay Muda kordhintii uu sameystay.
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________