375 Views

Turkiga oo la diiday in loo gacan galisyo weriye ay doondoonayeen

Turkiga oo la diiday in loo gacan galisyo weriye ay doondoonayeen
____________________________________________________________________________

isniin: December 19, 2022

Maxkamadda Sare eE dalka Sweden ayaa joojisay in dalka Turkiga loo gacan galiyo weriye Turki ah oo lagu eedeeyey in uu ku lug lahaa isku daygii afgambi ee ka dhacay Turkiga sanadkii 2016kii.

War ay soo saaraty maxkamadda ayaa lagu sheegay in tallaabadaas la joojiyey iyadoo sabab looga dhigay in dambiyada lagu soo eedeyey Bรผlent Kenes ay ahaayeen kuwo siyaasadeed uuna ninkaas haysto aqqoonsi qaxootinimo oo dalka Sweden ah.

Turkiga ayaa ku hanjabayey in uu Sweden ka horjoogsan doono in ay ku biirto NATO isagoo ku eedeynaya waxa ay ku tilmaantay ururo argagixiso

Kenes ayaa tafaftire ka ahaa wargeys afka Ingiriis ku soo baxa oo la yiraahdo Zamana oo ay albaabada isugu dhufatay dowaldda Turkigaka dib afgambigii dhicisoobay .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post