Axad: OCTOBER 30, 2022
Saraakiishii hore ee hay’adda Nabadsuriggda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka hadlay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 100, halka 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.
Weerarada cusub ayaa kusoo beegmay xilli Muqdisho lagu soo gabangabeeyay kulan ay lahaayeen wasaaradaha Awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadlayay arrimaha fikirka xagjirka ah iyo sidii loo suulin lahaa.
ku xigeennadii hore ee NISA Ismaaciil Cismaan ayaa sheegay in shabaab uu waqtigooda dhamaaday, waxa uuna ku sheegay rafasho arintaas.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________