Khamiis: OCTOBER 27, 2022
Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka furmay Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka, iyadoo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Shirka ayaa waxaa qeyb ka ah ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Xamba Cabdi Barre, maamulka gobolka Banaadir, iyo maamul goboleedyada kale ee Soomaaliya.
Shirka Madasha Wada Tashiga Qaranka, ayaa marar kala duwan waxaa isugu yimid dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleed yada.
Madashan ayaa dhisan in muddo ah, iyadoo lagu gorfeeyo arrimo kala duwan.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________