Isniin: OCTOBER 24, 2022
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa cafis u fidiyay xildhibaan hore oo lagu xukumay xabsi, kaddib markii lagu eedeeyay inuu faafiyay warar been abuur ah, kaddib wareysi uu siiyay BBC saddex sano ka hor.
Zyad el-Alaimy waxa uu noqday halgamaa caan ka ahaa kacdoonkii 2011 ee xukunka lagaga tuuray Xusni Mubarak.
Siideyntiisa ayaa timid laba toddobaad ka hor inta aysan Masar martigelin shirka cimilada ee COP27. Tan iyo bishii Abriil,
boqollaal qof oo lagu hayay xabsiyada ayaa la sii daayey iyada oo wax maxakamad la horgeynayaa.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________