912 Views

DEG DEG: Ciidamada Beesha ABGAAL oo La Wareegay Degaanka Masjidka Cali Gaduud

DEG DEG: Ciidamada Beesha ABGAAL oo La Wareegay Degaanka Masjidka Cali Gaduud
____________________________________________________________________________

Sabti: October 22, 2022

Ciidamada Beelweynta Mudullood ayaa hadda la wareegay deegaanka Masjid Cali Guduud oo ah halkii ay dhawaan AS kusoo bandhigtay odayaal ay sheegeen in ay u dagaalami doonaan.

Ciidamada ayaa si nabad gelyo ah ula wareegay, mana jirin wax dagaal ah oo ay kala kulmeen kooxdii hore u heesatay.

Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo ay maanta qabsadeen ciidamada dowladda ayaa waxaa dhowaan Al-Shabaab ay kusoo bandhigtay odayaal hubeysan oo sheegay inay iska difaaci doonaan ciidamada dowladda, balse lama oga waxa hadda isbedalay, maadaama ay isaga baxeen halkaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post