Dhacdo ay dadka reer Nigeria ka argagaxeen oo ka dhacday gobolka Niger Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday isbitaal ku yaalla gobolka Niger ee bartamaha Nigeria, iyagoo dilay tiro dad ah, halka…Read more »
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha dhexe Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ciidamada dowladda Soomaaliya aya maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmooyinka Raageceele iyo Jowhar ee gobolka…Read more »
Hay’adda UNICEF oo sheegtay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay musiibo aan la arag Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF oo lagu magacaabo James Elder oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Geneva ayaa sheegay in…Read more »
Indonesia oo joojisay iibinta Sharoobada Caruurta lasiiyo, kadib markii ay dhinteen 100 caruur ah Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Dowladda Indonesia ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday dhammaan dawooyinka sharoobada iyo dareeraha ah kadib markii ku dhawaad 100 carruur ah…Read more »
Ruushka oo ku baaqay in dadka rayidka ah laga saaro Magaalada Kherson ee dalka Ukraine Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Taliyaha cusub ee Ciidamada Ruushka ee hoggaaminaya dagaalka Ukraine, General Sergei Surovikin ayaa xalaadda Magaalada Kherson ku sheegay mid aad…Read more »
Dowladda FS oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambaysay ee IMF Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka…Read more »
Guddoomiyaha degmada Matabaan oo deeq kala duwan gaarsiiyay degaanka Moqokori Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo agabyo kale gaarsiiyay dadka iyo ciidanka…Read more »
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay degaannada Jiciboow iyo Garasyaani ee gobolka Hiiraan. Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Ciidaanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howl-gallo lagu sifeeynayo kooxda argagixisada ah ka sameeyay deegaannada ku xeeran Jiciboow iyo Garasyaani…Read more »
Shirka Horumarinta Xanaanada Xoolaha Oo Laga Soo Saaray War-murtiyeed Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Shirkan oo uu shir guddoominayey Wasiirka Xananada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa Inta uu socdey waxaa…Read more »
Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Dalkaas Posted on October 19, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: OCTOBER 19, 2022 Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isaaq ayaa maanta la kulmey Wasiirka Gaashaandhiga Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee…Read more »