Talaado: SEPTEMBER 19, 2022
Dowladaha Shiinaha iyo Ruushka ayaa wada saxiixay heshiis iskaashi oo la xiriira dhica ammaanka, iyada oo uu weli socdo dagaalka Ukraine.
Labada wadan ayaa ku heshiiyay “in la balaariyo xog isweydaarsiga ka hortagga xagjirnimada iyo isku dayada shisheeye ee lagu wiiqayo nidaamka dastuuriga ah ee labada dal”.
Saraakiisha Shiinaha iyo Ruushka heshiis u kala Saxiixay ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la ballaariyo iskaashiga dhanka amniga internetka.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________