450 Views

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran
____________________________________________________________________________

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal qorshaysan oo ciidanka sida gaarka ah u tababaran ay ka fuliyeen degaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellada Hoose ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab.

WarSaxaafadeed ka soo baxay Dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in howgalka lagu Bartilmaameedsaday goob ay Al-shabaab ku arruurin jireen lacagaha.

Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa ay Dowladda ku sheegtay Carab, waxaana sidoo kale jira xubno kale oo la socday kuwaasi oo khasaare la gaarsiiyay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post