Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub dhaqaale gaaraya 5 bilyan oo Yuuro oo ah gargaar ah oo ay deeqeen.
Zelenskyy ayaa wuxuu sheegay in waddanku uu u baahan yahay barnaamij “buuxa” ah oo maalgelin ah oo laga helo Sanduuqa Lacagta Adduunka ee IMF, si dhaqaalaha dalkaasi loo soo dhiso.
Zelensky ayaa maanta kulan la yeeshay hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz, kaas oo uu sheegay in uu kala hadlay qorshayaasha lagu xoojinayo awoodda difaaca ee Ukraine.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________