Talaado: AUGUST 23, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya oo manta hsir guddoomiyay shirka Guddiga Amniga Qaranka ayaa sheegayin dowladiisa ay waddo qorshayaal ay ku dabar goyensay Al Shabaab.
Wuxuu Hahdalkan jeediyay ka dib qarixii lala eegtay hotel xayaat oo ay dad 20 ka abdan ku dhinteen.
“Shacabka Soomaaliyeedoow, waan ogahay inaad ku daasheen tacsida iyo barooradiiqda joogtada ah. Waan ogahay in qarax walba oo ay argagaxisadu soo maleegaan aad ku weydaan dad agtiinna qaali ku ah, sidaasi awgeed, waxa aan idinka codsanayaa inaad u diyaargarawdaan dagaal aan waxba lala harayn oo lala galo arxan-laawayaasha liddiga ku ah nabaddeenna iyo dowladnimadeenna
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________