420 Views

Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha

Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha
____________________________________________________________________________

Isniin: AUGUST 1, 2022

– Taageerayaasha wadaadka awoodda badan ee Shiicada Ciraaq, Muqtadda al-Sadr ayaa u muuqda kuwo maalmaha soo socda sii deganaan doona xarunta baarlamaanka ee dalka Ciraq, kadib markii ay xalay habeenkii labaad halkaasi ku hoydeen. Qaar badan oo ka mid ah mudaaharaadayaashan ayaa taandhooyin ka dhistay banaanka hore iyo gudaha xarunta baarlamaanka.

Dhinaca kale wasaaradda difaaca ee dalka Ciraaq ayaa ugu baaqday ciidamada milateriga ee dalkaasi, inaanay ku milmin siyaasadda oo dhex-dhexaad ka noqdaan xaaladaha siyaasadeed ee haatan ka aloosan dalkaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post