Arbaco: July 13, 2022
Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah ayaa shaaciyay in si sharci darro ah, isaga oo carruur ah lagu geeyay dalka Britain, sidoo kale la siiyay magaca ilmo kale si uu ugu shaqeeyo guriga ciddii kaxaysatay.
Mo Farah ayaa wareysi uu siiyay BBC-da ku sheegay in isaga oo sagaal sanno jir ah haweeney Britian u dhalatay tahriibisay si ay ugu shaqeesato, waxa uuna xusay in magaca Mo Farah uusan aheyn kiisa dhabta ah balse sharciga lagu siiyay.

Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________