Arbaco: July 6, 2022
Shiinaha ayaa dhaleeceeyay digniino ka soo yeertaay madaxa hay’adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka ee NASA oo ku andacoonayay in Beijing laga yaabo inay la wareegto dayaxa taasoo qeyb ka ah barnaamij militari.
Zhao Lijian, oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha, ayaa u sheegay wariyeyaasha isniintii in Shiinuhu uu si adag uga soo horjeestay “hadallada mas’uuliyadda darrada ah” ee maamulaha NASA Bill Nelson.
Nelson, oo madax ka ah wakaaladda hawada sare ee Mareykanka, ayaa u sheegay wargeyska Jarmalka ee Bild wareysi la daabacay Sabtidii in uu ka walaacsan yahay hamiga hawada sare ee Shiinaha.
Shiinaha oo tobankii sano ee la soo dhaafay kor u qaaday xawliga barnaamijkiisa hawada sare, ayaa sahaminta dayaxa diiradda saara
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________