Talaado: June 21, 2022
Maxkamad ku taal Honduras ayaa sarkaal hore oo sirdoon ah, oo la yirahdo David Castillo, ku xukuntay in ka badan laba iyo labaatan sano oo xarig ah, ka dib markii uu amray dilka Berta Cáceres oo ahayd haweeneey u dhaqdhaqaaqda xuquuqda bini’adaanka oo caan ka ahayd dalkaasi.
Waxaa la toogtay iyadoo hogaamineysa olole ka dhan ah biyo xireenka korontada laga dhaliyo.
.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________