Talaado: June 21, 2022
Israa’iil ayaa qabanaysa doorashadii shanaad muddo saddex sano gudahood ah ka dib markii ra’iisul wasaare, Naftali Bennett, uu sheegay in uu xilka ka tagayo uuna kala diri doono baarlamaanka toddobaadka soo socda.
Wasiirka arrimaha dibadda, Yair Lapid, ayaa xilka sii hayn doona ilaa inta codbixintu ka dhacayso, taasoo la filayo inay dhacdo bisha Oktoobar.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________