Axad: June 12, 2022
Madaxweynaha Nicaragua, Daniel Ortega, ayaa ku dhawaaqay in la xirayo in ka badan sagaashan hay’adood oo aan dowli ahayn.
Mr Ortega ayaa sheegay in hay’adahaasi aan dowliga ahayn ee la xirayo ay ku guuldareysteen in ay isu diiwaan geliyaan sidii hay’ad ajnabi ah marka loo eego sharciga cusub ee dhawaan la soo saaray.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________