Talaado: May 24,2022
Sanadkii 2021,caalamka oo dhan Itoobiya ayaa noqotay wadanka ay tirada ugu badan ee barakacayaasha ama dadka kasoo brakacay colaadaha iyo rabshadaha ku nool yihiin.
Ku dhawaad kala bar 59.1 milyan oo qof oo gudaha wadamada ku barakacay guud ahaan caalamka, waxay intooda badan ku sugan yihiin Afrika gaar ahaan wadamada Saxaraha ka hooseeya.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________