Axad: May 8, 2022
Kooxo maliishiyooyin ah ayaa lixdan maxbuus ku siidaayey weerar ay xalay kuqaadeen xabsi ku yaalla dhinaca Woqooyi galbeed ee dalka Burkina Faso.
Ciidamada Ammanka ayaa sheegay in rag huveysan ay galeen magaalada Nouna xilli saq dhexe oo habeen ah iyagoo wata afar baabuur iyo mootooyin korna u haya qoyaha AK 47 iyo qoryaha culus
Waxay jejebiyeen xafiisyadii waxayna gubeen gaadiid ka hor inta aanay baxsan.
.Arrinta galista xabsiga ayaa dhacday ka dib markii maliishiyada ay dileen ugu yaraan 11 qof, falkaas oo ka dhacay woqooyiga Burkina Faso. .
Dalkaasi ayaa la dagaal kula jira kooxo jihaad doon ah oo kaga soo faafay dhinaca Mali tobankii sano ee la soo dhaafay
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________