Talaado: April 26, 2022
Waxaa Goordhow waxaa si rasmi ah ugu bilaabatay teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.
Hoolka dooraahada waxaa ku sugan musharixiin gaaraya 12 kuwaas oo maanta u tartamaya qabashada xilalka Guddoomiyaha & ku-xigeenadiisa ee Golaha Aqalka Sare.
Hoos ka akhriso musharixiinta iyo kuraasta ay isku soo taageen inay u tartamaan:
1- Musharaxiinta u taagan xilka guddoomiyaha aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya waxay kala yihiin:
.Guddoomiyahii hore ee Golaha Aqalka Sare Sanator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
.Sanator Saalax Axmed Jaamac oo ah wasiirka Dastuurka Soomaaliya.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________