Arbaco April 20, 2022
Maamulka Israa’iiliyiinta ayaa maalintii Afaraad sii wado xanibaadda ay ku hayaan dadka ku cibadeeysanayo Masjidka Al-Aqsa. xaaladda Daanta Galbeed iyo Marinka Qasa ayaa qarka u saaran in ay ka dhacaan isku hor imaadyo u dhaxeeya dadka reer Fastiin iyo Ciidamada Yahuudda.
Maamulka Falastiiniyiinta ayaa qaaday tallaabooyin ay ku dejinayaan xaaladda halkaas ka jiro, balse waxba kama suura galin oo dadka deegaanka ayaa xoog ku galay Masjidka Al-Aqsa oo ay ilaalinayaan ciidamadii qabsaday.
ciidamada booliska maamulka Israa’iil ayaa markale subaxnimadii hore ee saakay gudaha u galay masjidka Al-Aqsa, iyagoo diidan dadka ku cibaadeysanaya Masjidka.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________