khamiis: March 10, 2022
Magaalada Boosaaso waxaa in muddo ah ka taagnaa walaac laga qabo in colaad dhawaan magaalada ka dhacday ay mar kale soo noqoto, sababo la xiriira heshiisyo rasmi ah oo muuqda oo aan dagaaladii horey magaalada uga dhacay aan laga gaarin marka laga reebo baaqyada Isimada.
Wasiirka Aminiga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, oo wareysi siiyey VOA Somali, ayaa maanta sheegay in colaadaasi ay dhamaatay oo laga heshiiyay.
Sidoo kale arintaan ayaa waxay ku soo aadaysaa Xili maalmo ka hor uu Madaxweynaha Puntland uu mar kale Xilkii Taliyaha Ciidamada PSF uu u magacaabay maxamuud Diyaano oo horay uu uga qaaday Deni, taasi oo keentay dagaalka ka dhacay Boosaaso.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________