Arbaco: March 9, 2022
Iyada oo weli uu Baladweyne ka taaganyahay khilaaf ku saabsan doorashada kuraasta Aqalka Hoose ee baarlamaanka, ayaa guddiga doorashada waxa uu bixiyay shahaadada musharixiinta kursiga 030 ee Baladweyne yaala.
Kursigan waxaa horey ugu fadhiyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow, isaga ayaana markale la siiyay shahaadada musharxnimada.
Waxaa sidoo kale kursigan u sharaxn hal qof oo kale oo lagu magacaabo Cali Cabdullaahi Xeefoow.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________