.
Isniin: March 7, 2022
Dawladda Canada ayaa ku dhawaaqday xayiraad cusub oo ay ku soo rogtay 10 ruux oo ku luglahaa duulaanka Ruushka ee Ukraine.
Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa sheegay in 10 ka qof ay kamid yihiin sariikiil dawladeed oo hore iyo kuwa shaqeeya intaba, siyaasiyiin iyo taageerayaal hogmaaiyaasha Ruushka ah ayaa iyana kamid ah.
Isaga oo ka hadlayay shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen ra’iisul wasaarayaasha ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu intaas ku daray in liiska shaqsiyaadka laga soo helay hogaamiye mucaarad ah oo ay Ruushku xabsiga dhigeen.
- Office Nairobi Kenya
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________