Talaado: March 1, 2022
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in goor dhawayd uu kulan uga bilaawday magaalada Boosaaso Deni iyo Ina Diyaano.
Wararka ayaa sheegaya in Madaxtoyadamagaaladda Bosaaso kulan uga Socdaa Madaxweyne Siciid Cabdullahi deni iyo Maxamud Cismaan cabdullaahi (Diyaano) oo ah Agaasimihii PSF ee uu deni horay u sheegay in uu xilka ka qaaday kulankaas oo looga hadlayo arrimaha la xidhiidha kilaafkii Dagaalku ka dhashay waxaa goob joog ka ah Ismada Puntland.
Sidoo kale arintaan ayaa imaanaysa Xili maalmihii la soo dhaafay Deni iyo Ismada Puntland ay ku kala aragti duwanaayeen sidii laga yeeli lahaa 16 kursi ee taalo magaalada Boosaaso.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________