Isniin: February 28, 2022
Dalalka ugu waaweyn Reer Galbeedka, oo ay kamid yihiin Mareykanka, Midowga Yurub, Canada iyo Britain oo ka jawaabaya duulaanka Ruushka ee Ukraine ayaa go’aan ku gaaray in BanKiyada Ruushka laga curyaamiyo Adeegsiga Habka Bankiyada caalamku ay lacagaha isugu diraan ee loo yaqaano (SWIFT).
Xayiraadda SWIFT ayaa looga dan leeyahay in looga hortago dhaqaale uu Ruusku ku maalgaliyo duulaanka uu ku qaaday dalka Ukraine.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________