Isniin: February 14, 2022
Shirkadaha gawaarida ee Hyundai iyo Kia ayaa u sheegaya milkiilayaasha ku dhawaad 500,000 oo macaamiisha baabuurtooda ah inay ka fogeeyaan guryahoodaa maadaama oo ay jirto cilad sababi karta inay iskood u gubtaan.
Shirkadaha baabuurtaee Hyundai iyo Kia oo laga leeyahay dalka Kuuriyada Koonfureed waa shirkado aad isugu dhow waxayna wadaagaan injineero badan oo noocyo kala duwan ah .
Hyundai Motor Group, ayaa saami dhaqaale ku leh shirkada Kia.
Si kastaba ha ahaatee, Maraykanka, waxay u shaqeeyaan sidii laba shirkadood oo kala duwan oo kale.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________