Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen shir looga hadlayay Arrimaha Abaaraha.
Shirkaan ayaa looga hadlayey sidii Gar-gaar loo gaarsiin lahaa Dadka ay Abaartu samaysay la qaatay Culimada iyo Ganacsatada Magaalada Baydhabo.
Guddiga Gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in abaar ba,an ay ka taagan yihiin degaano badan oo ka tirsan maamulka.
Madaxweynaha ayaa ku amray guddiga gurmadka in ay gaarsiiyaan dadks waxa ay gacanta ku hayaan.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________