Sabti: February 5, 2022
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/rashiid C/llaahi Maxamed oo saacado u xirnaa Ciidamada Amniga Koofur Galbeed ayaa goordhow la sii daayay.
Ciidamada Amniga ayaa C/rashiid kala baxay hotel uu ka deganaa Baydhabo, kaddib markii uu saakay tagay magaalada, si uu ugu tartamo doorashada Kursiga Hop197.
C/rashiid oo qaraabo la ah Mukhtaar Roobow oo dowladda u xiran ayaa ka mid ah xubnaha mucaaradka ku ah Maamulka Madaxweyne Lafta Gareen dhowr jeer dhaliilo u jeediyay
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________