Talaado: January 18, 2022
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse Cali, ayaa wada hadal waxa uu dhex marey oo dhanka taleefanka ah wasiirka arrimaha Afrika ee boqortooyada Ingiriiska, Vicky Ford.
Labada wasiir ayaa wada hadalkoodda waxaa culeys lagu saarey adkeysta celaaqaadka iyo wada shaqeynta, iyadoo sidoo kale la isla soo qaadey ilaalinta iyo dhawrista midnimada ee labadda dal.
Wasiir Cabdulcasiis ayaa uga mahad celiyey taageerada guud ee ay siiso dowladda Ingiriiska dalka Soomaaliya.
Sidoo kale Maanta baarlamaanka Ingiriiska, ayaa xildhibaan kamid ah golahani wuxuu hordhigi doonaa dood la xiriirta qadiyadda Somaliland.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________