Talaado: January 18, 2022
Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Adisababa ee caasimadda dalka Itoobiya,
Wararka ayaa sheegaya in uu casuumad uu ka helay ka helay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.
Sidoo kale Biixi ayaa lagu wadaa in magaalada Adisababa ee caasimadda dalka Itoobiya uu uga sii gudbo Dalka Maraykanka oo uu Safar maalmo qaadanayo ku tagayo.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________