.
khamiis: January 13, 2022
Golaha Midowga Musharixiinta mucaaradka oo qoraal soo saaray ayaa cambaareeyay hadalkii guddoomiyaha gobolka Banaadir uu ku sheegay banaanbaxa in uu yahay fal dambiyeed.
Golaha ayaa uga mahad celiyay Xukuumadda sida ay uga soo baxday doorkii uga aadanaa.
Golaha ayaa soo dhaweeyay sida qaban-qaabiyaasha ay u aqbaleen tala soo jeedinta dhaqanka ee berito lagu baajiyay banaanbaxa.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________