Talaado: January 11, 2022
Waxaa magaalada Muqdisho caawa ka socdo Hub uruursi ay kala wadaan maamulka Gobolka banaadir iyo Wasaarada Ammniga Qaranka oo wacad ku martay in banaanbax uu dhico doono maalinta khamiista.
Abaabulkan ayaa waxaa wado Wasiirka Amniga oo sheegay in banaanbaxayaasha ay xaq u leeyihiin in ay Banaanbaxaan, halka cali yare Gudoomiye ku-xigeenka Ammniga Gobolka banaadir uu wacad ku maray in uu buudka kula Tumanayo dadkaas.
Sidoo kale cabsida ka jirta maalinta khamiista ah muqdisho ayaa ah mid aad u saraysa, waxaana ka soo baxaya Warar kala Duwan Qaban qaabiyayaasha Banaanbaxa khamiista lagu wado in uu ka dhaco dal jirka Dahsoon.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________