Isniin: January 10, 2022
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa jeediyey khudbad xasaasi ah oo aad loo sugaayey, oo uu uga hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka oo aad u qasan iyo arrimaha doorashooyinka dalka.
Farmaajo ayaa si lama filaan ah u taageeray go’aanadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee shalay lagu soo geba-gebeeyey Muqdisho, wuxuuna ugu baaqay madax goboleedyada inay fuliyaan heshiiska lagu gaaray.
.Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________