Sabti: January 8, 2022
Wararka caawa ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay jiraan cabsi dagaal oo aad u xoogan.
Cabdidan ayaa timid kadib markii Villa Somaliya ay ka soo baxday warar sheegaya in Caawa Warqad Wiifto ah ka soo baxaysa, taasi oo ku cad in Xilka laga qaaday Raisal Wasaaraha Soomaaliya, taasi oo ah mid sharci daro ah.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo gaar ah lagu gadaamay Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana la sheegay in cabsidaan ay soo baxday saacadihii la soo dhaafay.
Sidoo kale arintaan ayaa timid kadib markii Villa Soomaaliya ay ka dhamaatay warqadii wiiftada ahayd, waxaana ugu danbayn caawa laga sugaa wiiftadaas, waxayna dhalin doontaa in magaalada Muqdisho ay ka dhashaan dagaal dhiig ku daata.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________