Axad: December 26, 2021
Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ka jirti Cabsi dagaal oo xoogan, kadib markii la sheegay in caawa waqi danbe Villa Soomnaaliya ay soo tuuri doonto warqad wiifto ah.
Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in warqada Wiiftada ah ay Noqon doonto laba midkood oo kala ah.
Wararka ayaa sheegaya in warqada labada ay noqon doonto ay kala yihiin in 29 bishaan la iskugu yeero Baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday, Xilkana laga qaado Raisal Wasaaraha Xilgaarsiinta Dalka taasi oo ah waali cas.
Sidoo kale Wararka qaar ayaa sheegaya in lagu wado warqada Wiiftada ah in ay ku socoto Mahdi maxamed Guuleed oo ah Raisal wasaare ku-xigeenka dalka laguna amrayo in uu sii wado shaqada maadaama uu shaqada gudan waayay Raisal Wasaare Rooble waa sida ay qabaan taageerayaasha CBB ee Villa Soomaaliya.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________