Sabti: December 25, 2021
Wasiir Qorshaynta Soomaaliya ayaa xil ka qaadis kuu sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aaden.
Agaasimihii guud ee wasaarada Qosheeynta ayaa sababta xilka looga qaaday waxaa lagu sheegay ku takri fal awoodeed iyo xadgubyo uu kula kacay Shaqaallaha iyo waaxyaha Wasaradda ay ka kooban tahay.
Waxaana xilka loo magacaabay Madixii xidhiidhka Deeqaha Asad Yuusuf iyada oo noqon doonto Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aade
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________