khamiis: December 16, 2021
Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in maanta Madaxweynaha Maraykana Joe Biden uu booqday gobolka Kentucky oo ay toddobaad kahor ku dhufteen dabaylo xooggan.
Dabaylahaan ayaa la sheegay in ay keneen dhimashada dad ku dhow 90 qof, iyo burbru baaxad leh.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dadkii ay halkaas ku go’doonsanyihiin markii ay ku dumeen qaarkood guryo iyo warshado ay ka shaqaynayeen.
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________