Day: December 6, 2021
Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda warbaahinta gaar ahaan Agaasimayayaasha Tv-yada iyo Idaacadaha Muqdisho
Isniin: December 6, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay madaxda Hay’adaha Warbaahinta ayaa ammaanay kaalintoda wacyigelinta bulshada.…
Dowladda Mareykanka oo ugu baaqday dowladda federaalka in ay Wada hadal la galaan maamulka Ahlu-Sunna
Isniin: December 6, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka dooneyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-Sunna inay wada-hadal billaabaan, islamarkaana ka fogaadaan wax…
Maxamed Bin Salmaan oop bilaabaya booqasho uu ku tagayo dalalka Khaliijka Carabta
Isniin: December 6, 2021 Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed Bin Salmaan, ayaa maanta oo Isniin ah bilaabaya booqasho uu ku tagayo dalalka Khaliijka Carabta,…
Ciidamada Itoobiya oo dib u qabsaday labo magaalo oo istiraatiiji ah
Isniin: December 6, 2021 Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha, kuwaas oo ay ka qabsadeen ciidamada Tigreega,…
Muuse Suudi Yalaxow “ Villa Somaliya ma tagin ma dhiman waa noo lahay ayaga oo wanaagsan ayaan tagi waayay
Isniin: December 6, 2021 Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si adag u beeniyay warar laga faafiyo oo sheegaya in wada-hadal uu u socdo asaga…
Shir loogu magac daray hanaanka dhab u heshiisiinta oo ka furmay Muqdisho
Isniin: December 6, 2021 Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyadda xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta…
Afhayeenka TPLF “ Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa duqeymo ku waxyeeleeyay dad ra’yid ah
Isniin: December 6, 2021 Afhayeen TPLF Getache Reda ayaa qoraal uu bartiisa Faceebook soo dhigay ku sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya…
Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudaha lahayn ee MSF oo ka digtay xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Kenya
Isniin: December 6, 2021 Iyadoo ay bilooyin un ay ka harsantahay xiliga ay dowladda Kenya sheegtay inay xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma,…
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo deeq ah talaalka Covid-19 ee Sinopharm ka gudoontay xukuumadda Shiinaha
Isniin: December 6, 2021 Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa deeq ah talaalka Covid-19 ee Sinopharm ka gudoontay xukuumadda Shiinaha, taas oo ah 500,000 oo…