1311 Views

Dowlada Federaalka iyo Qaramada Midoobay oo War Wadajir ah soo saaray

Dowlada Federaalka iyo Qaramada Midoobay oo War Wadajir ah soo saaray
____________________________________________________________________________

Sabti: November 20, 2021

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah war uga soo saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka gaar ahaan abaaraha ka jira qeybo ka mid ah Gobolada Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay Dowlada Federaalka iyo Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan looga muujiyay abaaraha sida xowliga ah uga sii daraya iyo rajo xumada laga qabo in uu baaqdo xili roobaadkii afaraad oo xiriir ah.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Wadajirka ee lasoo saaray

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post